Wasiirka Difaaca Soomaaliya oo Indhihiisa kusoo arkay Dhibaato Al Shabaab geesteen (Sawirro)

Wasiirka Difaaca xukuumadda Soomaaliya Cabduqaadir Maxamed Nuur ay wehliyaan taliyaha ciidanka xoogga Soomaaliyeed Jeneraal Odawaa iyo masuuliyiin kale ayaa tagay deegaano dhawwaan Al Shabaab laga saaray. Wasiirka iyo xubnaha la socda oo maalmahan ku sugnaa magaalada Baladweyne ayaa tagay deegaano ay ku dagaalameen ciidamada dowladda iyo kuwa Al Shabaab, waxaana deegaanadaasi hadda gacanta ku haya … Continue reading Wasiirka Difaaca Soomaaliya oo Indhihiisa kusoo arkay Dhibaato Al Shabaab geesteen (Sawirro)